Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga Baarlamaanka Soomaaliya oo ka warbixiyay Xaalada Gobalka Gedo

0
75
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga BJFS Xildhibaan Nuur Ahmed Diiriye oo kamid  ahaa wafdi uu hogaminaayey Ra`isul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray  Gobalka Gedo si ay u arkaa qasaaraha ka dhashay daadadka roobka iyo fatahaada Wabiga Jubba.
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha gudaha iyo Amniga BJFS Xildhibaan Nuur Ahmed Diiriye  ayaa ka warbixiyay Safarkiisa uu ku tagay Gobalka Gedo, isagoona ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka kunool Gobalka Gedo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here