Guddoomiye G/Banaadir oo ka qeyb galay kulan ku saabsanaa wacyigelinta Covid-19

0
302

Muqdisho(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta Wacyi galinta Coved 19 si looga Wacyi galiyo Bulshada kunool Caasimadda Muqdisho Cudurka Safmarenka ah.

Kulanka ayaa Waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeennada Maamulka Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here