Guddoomiyayaasha deegaannada dhaca Jiinka webiga Jubba oo uu tababar uga furmay kismaayo

0
322

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland tababar ayaa tababar aqoon kororsi ah u qabatay guddiyada deegaanada dhaca jiinka wabiga jubba tababarka ayaana socon doono mudo labo maalin ah.

Deegaannada jiinka Jubba ayaa kala ah Qaam-qaam,Yoontoy,Buulo-guduud iyo Goobweyn ayaa tababarkan aqoon kororsiga ah ayaa looga gol leeyahay in lagu dhiso garaadka guddiyada ka dhisan deegaannadaasi.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here