Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-16-kii March Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa dooranayey Guddoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland, waxaana xilkaasi ku tartamay labo Musharax oo kala ah Ahmed Abdulahi Ahmed iyo Abdirahman Abdilahi Suufi, waxaana xilkaasi kusoo baxay oo ku Guuleystay Ahmed Abdulahi Ahmed.
Awke Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.