Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka J/Hoose oo ka warbixsay shaqooyin ay qabato

0
336

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Jubbada hoose faadumo adan ka teela oo Idaacadda Waamo uga warbixisay shaqooyin uu xaafiiskedu qabto ayaa sheegtay in ay jiraan mashaariicyo badan oo isgu jira tababaro iyo maal-galin ay heleen Haweenka  ku nool Magaalada kimaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here