Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Gobolka Gedo oo soo dhaweeyay Doorashada Guddoonka dhallinyarada Jubbaland.

0
393

Kismaayo(Idaacada Waamo)Bilaha soo socda ayaa la filayaa in Magaalada Kismaayo ka qabsoonto Doorashada  Ururka Dhalinyarada Jubbaland Kuwaas oo ka kala imaan doona Saddexda Gobol ee Jubbaland .

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Jubbaland ayaa Magacawday  Gudi doorasho oo arimahaasi ka shaqeeya .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here