Kismaayo(Idaacadda Waamo)-ganacsiga iyo dhaqashada Xoolaha Nool waa Midkamida ilaha Dhaqaale ee ugu muhiimsan dalkeena taas oo sida la qiyaaso 65% Nolasha Bulshada Somaliyed ay ku tiirsantahay xoolaha Madaama somalidu tahay dad reer Guuraa ubadan taaso usaamaxaysa inay xoolaha dhaqdaan
Gobalka Jubbada Hoose ayaa kamida deganada somalida ee sida wayn Looga Dhaqdo Sadexda Meesi ee Xoolaha Taas oo ay suuro Galisay degaanka oo ah Mid Hodan ah isla markakana ku haboonk dhaqashada xoolaha iyo ka ganacsigooda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.