Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo furay Shirka Madasha Garsoorka

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha oo ay ka soo qeybgaleen dowlada goboleeyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here