Guddoomiyaha Jaamacadda Kismaayo oo kawarbixiyay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Jaamacadda

0
21
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo waa mid kamid ah jaamacadaha ku yaalo magaalada Kismaayo waana Jaamacada ugu faca weyn ee ku yaalo deegaanada Jubbaland waxaa la aasaasay dabayaaqadii 2005 bishii Sebtember, iyadoo loo aas-aasay in ay buuxiso baahida waxbarasho ee sare ee gobolka Jubaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here