Guddoomiyaha Iskaashatada Dan-kulmis ee Xeebaha Soomaaliya oo baaq u diray guud ahaan kalluumeysatada Soomaaliyeed

0
129
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan kalluumeysatada dalka waxaa maalinba maalinta ka dambeyso loo dirayaa digniino kala duwan kuwaas oo ku aadan iney iska ilaaliyaan khatarta waqtigaan oo kale ka dhalan karta badda, maadaama la galaayo waqti roobaad oo badduna ay aad u kaceyso waqtiyaan oo kale.
Hadaba Guddoomiyaha iskaashatada Dan-kulmis ee Xeebaha Soomaalia Xaaji Kamaal Maki Aweys ayaa baaq guud u direy kalluumeysatada inay ka fijignaadaan badda ayna muujiyaan taxadar badan maadaama digniino laga soo sheegay xeebaha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here