Kulan looga dooday meel marinta hindisa Sharciyeedka Gudniinka Firconiga oo lagu qabtay Kismaayo

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Golaha Wakiilada Dowlad goboledka Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan dood wadag ah oo ay yeesheen Golaha Wakiilada kaas oo looga dooday Hindiso Sharciyeedka iyo meel marinta Gudniinka Fircooniga ah.

Hamdi Mahamedayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here