Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya

0
23
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee SoDMA kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here