Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa wuxuu maanta booqday xafiiska Wasaaradda Gargaarka Jubbaland, Gudoomiyaha iyo Masuuliyiinta ayaa waxay ka wada hadleen sidii gargaar loo gaarsiin lahaa deegaanada u baahan in gargaar la gaarsiiyo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.