Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey Fatahaadaha iyo Daadadka ay gaysteen

0
80
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee Sodmo ayaa la socotay xaalidihii ugu dambeeyey Fatahaadaha Wabiyada iyo daadadka roobka ee guud ahaan dalka.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay in Daadadka iyo Fatahaadaha dadka ku geeriyooday ay marayaan 96 Ruux oo 28 kamid ah ay ku dhinteen Doon la qalibantay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here