Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shaqaaleysiinta haweenka weli waa caqabad ku taagan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan maamul-goboleedyada, waxiyna caqabado dhanka shaqaalisiinta haweenka ay kala kulmaan dhaqanka, aragtiyada bulshada iyo culaysyada qoyska ay haween badan ka hor istaagaan inay si buuxda uga qaybqaataan shaqooyinka Hay’addaha Dowladda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.