Guddoomiyaha Guddiga ka hortaga HIV/AIDS-ka ee Soomaaliya oo ka warbixiyey tirada dadka uu soo ritay lixdii bilood ee ugu dambeysay

0
71
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay kusii kordhayaan tirada dadka laga helayo xanuunka HIV/AIDSee uu soo ridanaayo, waxaana lixdii bilood ee la soo dhaafay cudurka laga helay bukaano tiradoodu gaareyso 11 kun oo qof.
Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS-ka ee kunool gudaha dalka Soomaaliya ayaa wajaha dhibaatooyin ay kamid yihiin takoor bulsho iyo waxyaabo kale oo lamid ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here