Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo maanta kormeer ku tegay xarunta Qaran ee gurmadka deg-dega ah ee Hay’adda SoDMA

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeer ku tagay xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg dega ah oo hoostagta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa halkaasi kulan kula qaatay maamulka iyo howlwadeenada Hay’adda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here