Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo booday deegaanka Tawakal

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo Waraabka Dowlada KGS oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Koonfur Galbeed Gudoomiyaha Gobalka Shabellaha Hoose iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaarey Deegaanka Tawakal ee Degmada Afgooye oo Dhawaan Maamul loo sameeyay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here