Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose Xasan Cabdi Guure ayaa xafiiskiisa warbahinta kula hadlay ayaa kawarbixiyay waxyaabihii u qabsoomay mudadi u xafiiska joogay iyo waxyaabaha u qorshesan ee u donayo in wax u kaqabta.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in gobolka u door muhiima ka qaatay wada shaqeynta degmoyinka gobolka iyo mareynta daadadki roobka deyrta iyo fatahaadihii wabiga Jubba ee dhowaan ku dhuftay deegaanada Jubbaland.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.