Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Deegaanka Dhoobley.

0
428

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wafdigaan oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ayna qeyb ka ahayeen Gudomiyasha ururada dhalinyarada ee jubbaland iyo masuuliyiin kale ayaa gaadhay deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wafdiga gudoomiyaha waxaa garoonka diyaaraha ee magaalada dhooblay kusoo dhaweeyay maamulka deeganka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Dhoobley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here