Guddoomiyaha gobolka J/Hoose oo deegaanka Dhoobley ka dhagax dhigay Xarunta Canshuuraha.

0
337

Dhoobley(Idaacada Waamo)Gudoomiyaha gobalka Jubbada Hoose Abdirshiid Abdulaahi Ali Goni ayaa dhagax dhigay xarunta kastanka canshuura taas oo aan deegaanka dhoobley aan horey uga jirin waxaana la filayaa in dadka Deegaanka waxbadan ka badali doonto baahiyahooda.
Waxaana la rajeenayaa in dhismaheeda dhawaan la bilaabo iyadoonada deegaanka ku soo kordhin doonto horumar dhanka dhaqaalaha ah.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbxintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here