Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddo xiriiriso Waabari, Xamar Jajab iyo Xamar Weyne

0
247

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar Jajab iyo degmada Xamar Weyne oo uu dhawaan maamulka gobolka Banaadir dib udhis ku sameeyay.

Wadadan uu xariga ka jaray duqa magaalada Muqdisho, ayaa sidoo kaleĀ  ah mid isku xirto Isgooska Shabeele illaa Isbitaalka Martiini, sidokalana waxay soo hormartaa xarunta Beerta Nabada iyo Biyaaso Liibaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here