Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Degmada Kaaraan ka dhagax dhigay waddo Interlock

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagaxdhigay dhismaha waddo interlock oo laga hirgelinaayo Waaxda Wajeer ee Degmada Kaaraan, taasi oo loo yaqaan waddada Sheekh Cusmaan Xiddig.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here