Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Degmada Daaru Salaam Ka dhagax dhigay waddo Laami ah

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagaxdhigay waddo Laami ah oo laga hirgelinaayo Degmada Daaru Salaam ee Magaalada Muqdisho.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here