Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah furay Shir-weynaha Banbaxa ee gobolka Banaadir

0
177

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo socon doono mudda sadax Cisho ah.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here