Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay Ol’olaha Qaliimada Carruurta ku dhalata daloolada Wadnaha

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mashruucaan oo qeyb ka ah Qorshaha Samafal oo ay fuliso Hey’adda Madaale Foundation ayaa loogu tala galay in ay ka faa’ideystaan tobonaan caruur ah oo ku dhashay xanuunka daloolada wadnaha. Waxeyna hey’adda horey u fulisay Indho Fiiqis loo sameeyay boqolaal bukaan ah oo la il daranaa xanuunka indhaha.
Munaasabadda daahfurka ollolahan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaarada Caafimaadka XFS Marwo Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Guddoomiyaha Degmada Hodan, Maamulka Isbitaalka Redsea, Bahda Caafimaadka iyo qaar ka mid ah bukaanada ololahan lagu daaweyn doono.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here