Guddoomiyaha Dhoobley oo kormeeray dadki ka barakacay daadadka ku soo rogmay magaalada

0
69

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa maalmihi lasoo dhaafay wajaheysay xaalad cakiran,kadib daadad ku soo rogmay gudaha magaalada kuwas oo hakad giliyay guud ahan adegyadii bulshada,waxana taas ey sababtay barakaca dadkii deganaa gudaha magaalada.

Kuwaasi oo waqtigan wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah dadkan ayaana u Bara kacay gowa taag ah oo kabaxsan magalada halkaas oo ey ku wajahayan xalad ad u cakiran qaar kamid ah dadkaas oo warbahinta lahadlay ayaa codsaday in gurmad lala soogaaro.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here