Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa faray bulshada Kismaayo in dhulkooda ay ku sharciyeystaan mudo Lixdan cisho ah.
Gudoomiyaha ayaa sharaxaad ka bixiyay Lahaanshaha dhualka iyo sida lagu sharciyeeyo.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.