Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cali Axmed Farah ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo interlock ah, taas oo laga hirgelinayo Waaxda October ee degmadaasi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.