Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo oo dhiirgilinayay Ardayda galeyso Imtixaanka Shahaadiga

0
19

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degamda Baladxaawo mudane Dc Abdiaziz Hared Abdullahi oo uu wehlinayo madaxa arimaha bulshada Maamulka degamda mudane Nuur cadawe Baadow ayaa dhiirgalin u sameeyay in ka badan 423 Arday oo qaadaneysa imitixaanka shaahdiga ah ee Fasalka 8aad ee wasaaradda waxbarashada  Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here