Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha deegaanka Janaay Cabdalle, Daahir Xassan Xirsi, oo la hadlay warbaahinta, ayaa ka warbixiyay baahiyaha dhanka bulshada ee ka jira deegaanka, isaga oo sheegay in dhammaan adeegyadii aasaasiga ahaa ee bulshada ay baahi u qabaan, isla markaana codsaday in laga taageero adeegyadan ay u baahan yihiin.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.