Guddoomiyaha deegaanka Goobweyn oo ka warbixiyey xaaladda Kalluumeeysatada deegaanka.

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha deegaanka Goobweyn ayaa ka warbixiyey xaaladda Kalluumeeysatada deegaanka, Deegaanka Goobweyn ayaa kulunsaday laba nooc oo Kalluun ah sida Kallunka Wabiga iyo midka badda maadaama uu deegaanka Goobweyn dhaca halka ay iskaga daraan Wabiga Jubba iyo badweynta Hindia, taas oo u fududeysay in dadka deegaankaasi ay helaan Kalluunka Wabiga iyo midka Bada.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here