Guddoomiyaha deegaanka Bilis Qooqaani oo ka warbixiyey xaaladda Deegaanka.

0
380

Bilis Qooqaani(Idaacada Waamo)Deegaanka Bilis qooqaani Oo kamid ah Deeganada Hoos Taga Dagmada afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah Deegaan dadka ku nool intoda badan noloshoodu ay ku Tiirsantahay dhaqashada iyo ka Ganacsiga Xoolaha Nool .

Dadka deegaanka ayaa muddooyin kii dambe waxaa ay ku talaabsaden horumaro kala duwan oo ay ka Sameeyen dhinacyada Waxbarashada,Caafimaadka, iyo ganacsiga .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here