Guddoomiyaha cusub ee Ardeyda Jaamacadda Jubba oo xilka la wareegay

0
178
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardeyda Jamacada Jubba ayaa waxay qabtay xaflada lagu caleema sarayay  gudoomiyaha cusub ee midowga ardeyda Jaamacadda Jubba oo ay dhawanahan doorteen.
Kulanka Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Wasiirka wasaaradda maliyadda iyo dhaqalaha Jubbaland , wasiirka wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyrada  Jubbland , xildhibaano ka tirsan Jubbaland , Agaasimaha waaxda waxbarshadda hidaha iyo tacliinta sare ee  Jubbaland , gudomiyasha ardeyda  Jamacadaha Degmada Kismaayo iyo qaar ka mid ah ururada rayidka Bulashada .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here