Guddoomiyaha Ciyaaraha degmada Af-madow oo codsi u diray Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland

0
303

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciyaaraha kubbada cagta ayaa waxa ay door muhiim ka qaataan dib u dhiska dalka iyo is dhax galka bulshada.

Hadaba guddoomiyaha ciyaaraha degmada Afmadow Cabdiraxiin Nuur Aadan ayaa waxa uu  ka warbixiyey baahiyaha dhalinyarada ee ku aadan helista agabka Sportska.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa Warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here