Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka hadlay fatahaadaha ka dhashay Roobka deyrta

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Robabka deerta ee kacurtay dalka ayaa waxa kadhashay fatahada kenay qasara  nafeed mid hantiyadeed iyo barakaca qosas badan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay fatahaadaha kadhashay robabka deerta ee ka curtay gudaha dalka iyo wabiyada oo biyakenay.

Mowliid Cabdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here