Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Cabdi Maxamed Cabdirahman ayaa magacabay xunaha qaban doona dorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Somalia .
magacabista uu gudoonka paarlamanka magacbay ayaa daba socota codsigii ay shalay u gudbiyeen gudiga hirgalinta dorshoyinka Jubbland kaas oo ahaa in ay golaha wakiilada Jubbland ay magacaaban gudi parlamaan uqabilsan doona qabashada dorshada Aqalka sare.
xubinaha gudiga oo ka kooban sagaal ayaa waxaa warbahinta ka la wadagay gudomiyaha habdhoorka parlamaka dowlad gobleedka Jubbland xildhibaan Shukri Weyrax Kariye .
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.