Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka ay maanta yesheen guddiyada joogta ee Baarlamalka Dowlad-goboledka Jubbland oo ay shir Guddoominayeen labada Guddoomiye ku xigeen ee guddoonka Baarlamanka ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Hindise- Sharciyeedka TayO dhowarka Jubbland.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.