Guddiga Xalinta khilaafaadka ee Deegaanka Goobwayn oo ka warbixiyay qaabka ay wajahaan xalinta bulshada dhaxdeeda ah

0
124
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan waxa ay deegaanka Goobweyn ka hir galisay gudiga xalinta khilaafaadka.
Gudigan ayaa waxa uu ka shaqeeyaa sidii loo xalin lahaa khilaafaadka  ka dhaca bulshada dhaxdeeda kaas oo sameyn ku yeelan kara deegaanka hadii aan laga gaarin xal waara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here