Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaaa kulan ku wada yeeshay Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland iyo Agaasimayasha Wasaraddaha Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay dar-dargalinta shaqooyinka iyo sidiii ay sadaxdii biloodba ay hal mar kulan ugu wada yeelan lahayeen degmada Kismaayo si la isaga wareeysto waxyaabaha u qabsoomay Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland iyo Agaasimaasha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.