Guddiga Saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Lasoo magacaabay.

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa si wadajir ah u magacaabay guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Lasoo magacaabay ayaa ka kooban ilaa 6- Xildhibaan iyo 2 Sanatar, kuwaas oo ka shaqeyn doono saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here