Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddiga Qaxootiga iyo Barakacaaysha Jubbaland ayaa waxaa ay si rasmi ah ula wareegeen xarun u shaqeenesay dadka qaxootiga ah ee dalka dib ugu soo laabtay,kuwaas oo intooda badan loogu shaqeenayay xarunta ay la wargeegeen gudiga qaxotiga iyo barakacayasha Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.