Guddiga qaban qaabada Maalmaha Xurriyada oo War-saxaafadeed soo saaray

0
272

Muqdisho(Idaacada Waamo)War-Saxaafadeed kaso baxay Guddiga qaban qaabada 60-guurada Xuska Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa waxaa loogu baaqay Madaxda heer federaal iyo heer dowlad gobolleed in ay ka qeybqaataan xuska sannadkan 2020 oo loo aqoonsaday sannad ahmiyad gaar ah leh.

Qoraalka oo ka kooban laba Bog ayaa lagu faah faahiyey sida ay u dhaceyso Munaasabadda Maalmaha xurriyada oo ay sheegeen inay sanadkaan noqon doonto mid ka duwan sanadihii la soo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here