Guddiga Masjidka Jaamaca Guriceel oo codsaday in laga qayb-qaato dhamaystirka Masjidka

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha masaajida iyo goobaha lagu barto diinta waxaa aad u bogaadisay diinta islaamka. Dhismaha masjidka Jaamaca ah ee degmada Guriceel waxaa uu soo socday muddo laba sano ah, waxaa marayaa heer gabo-gabo ah sida ay sheegeen guddiga gacanta ku haya dhismihiisa.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here