Guddiga masaajidka Tawxiid ee Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato dhameeystirka dhismaha masaajidka

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhismaha masjidka Tawxiid Xaafada Heegaan laanta Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa maraya heer gabogabo ah kaasi oo ay dhismihiisa bilaabeen bulshada ku nool Xaafadaasi.

Dhismaha Maasjidka ayaa waxaa laga bilaabay xaga hore ee qiblada iyo qaybaha kale ee gudaha masjidka taasi oo ay  aad u burburisay fatahaadii uu sameeyay webiga Shabeelle.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here