Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan ay isugu yimaadeen guddiga Dowaladda- gobaleedka Jubbland u qabilsan ka hortaga Covid-19 ayaa waxaa maanta lugu qabtay magaalada Kismayo kulan-kan oo uu shir Gudoominayey ku simaha Madaxweynaha Dowladda-gobaleedka Jubbaland ahna Madaxweyna ku-xigeenka 2aad ee Jubbaland Cabdiqadir Xaaji Maxamuud ayaa waxaa lugu qabtay hoolka Daawad ee magaaalada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintan inooga diyaariyay.