Guddiga ka hor taga Corona Virus ee Jubbaland oo Kormeeray Goobaha loogu talo galay Karantiilka

0
313

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Silo helo goobo lagu karantiilo hadii  lahelo kiisas Cudurka corono Virus ka oo kusii baahaya dalal badan oo caalamka ah waxaana maanta ay gudiga ay jubbaland u xilsaartay ka hortaga Cudurkan ay kormeereen ilaa 3 sadax goobood oo laqorsheenaayo in laga dhigo  goobaha karantiilka waxaana Gobahaasi ay kula yaalaan agagaarka garoonka diyaraha kismaayo iyo labo xaruun oo kula yaalo  kawaan dhiigle dhagaxjibinta kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here