Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubbaland ayaa Gudiga joogtada ee Gollaha wakiilada dowlad Goboleedka Jubbaland u gudbisay xeerka hindise sharciyedka ilalinta gararka Bani adanimo, xeerka waxaa soo diyaarisay Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Jubaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.