Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya MSheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 23-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka.
Kulanka ayaa ajendihiisu ahaa hakinta fadhiga golaha inta lagu guda jiro gudashada acmaasha Xajka iyo fasaxa Ciidda iyo ajandeynta warbixinnada la xisaabtanka Xukuumadda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.