Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaaa manta lagu qabtay kulan logu ansixinayay xeerka hay’adda Waddooyinka Jubbaland taas oo ay soo gudbisay wasaradda Howlaha guud ee Jubbaland
Kulanka ayaa waxaa shir gudominayay Gudomiye ku xigeenka labaad ee Jubbaland iyo xogahayaha Guud ee Barlamanka Jubbaland oo qeyb ka ahaa ansixinta kulanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.